Meydadka dad ay Dileen Diyaaradaha Mareykanka oo la aasay (Daawo Sawirada)

Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka ayaa duqeyn ee dhawaan ka geesteen Deegaan katirsan gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ku dileen dad shacab ah oo ku dhaqnaa Deegaanka la Duqeeyay. Inta la xaqiijiyay Duqeyntan Diyaaradaha Mareykanka fuliyeen waxaa ku dhintay 5-qof ay ku jiraan haween iyo caruur , waxaa sidoo kale duqeyntaasi ku dhaawacmay dad kale oo shacab … Continue reading Meydadka dad ay Dileen Diyaaradaha Mareykanka oo la aasay (Daawo Sawirada)